(Sawirro) Duqa Muqdisho iyo danjire Nicolas Berlanga oo ka wada hadlay qodobo Muhiim ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Safiirka Midgowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire Nicolas Berlanga. Guddoomiyaha ayaa la wadaagay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaalaaiya horumarka uu ku tallaabsanayo Gobolka, Arrimaha Barakacayaasha, dadaallada dib u dhiska iyo qorsheyaasha hortabinta u leh … Continue reading (Sawirro) Duqa Muqdisho iyo danjire Nicolas Berlanga oo ka wada hadlay qodobo Muhiim ah